Wiil Dhalinyaro Ah Oo Deegaan Ku Yaala Duleedka Gabiley Laba Dumara Mar Ku Wada Aroosay+Wiilka Iyo Labada Dumara Oo Ka Hadlay Dareenkooda Ku Aadan Gurigan Ay Wada Yagleeleen

0
2011

Hargeysa,(HargeisaPress) —Wiil dhalinyaro oo da’diisu tahay 19 jir ayaa hal mar laba dumara ku wada aroosay deegaan ku yaala gobolka Gabiley.

Waxaana wiilkan dhalinyarada ah iyo labadan dumar ahiba ay ka hadlen dareenkooda ku aadag aqalkan ay mar wada yagleeleen.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here