Maareeyaha Shirkada DahabShiil Oo Ka Warbixiyey Qaabka Ay Uga Qayb Qaateen Gurmadka Dadka Abaaruhu Caydheeyeen Iyo Kulamo Uu La Yeeshay Madaxda Dalka Britain

0
936

Hargeysa,(HargeisaPress) —Maareeyaha shirkada Dahab-Shiil Cabdirashiid Maxamed Siciid ayaa ka warbixiyey kaalinta ay ka shirkad ahaan ka qayb qaateen gurmadka iyo taakulaynta dadka ay abaaruhu caydheeyeen iyo waliba kulamo uu la qaatay masuuliyiin ka tirsan dawlada Britain.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here