WARAYSI: Siduu u saameeyay Corona-virus Wadanka Holand

0
1337

Amsterdam (HargeisaPress) – Wariye Cabdikariim qoorgaab ayaa Telefeshanka HCTV uga waramay Siduu u saameeyay Corona-virus Wadanka Holand.

Xanuunka coronavirus ayaa si xoogan ugu sii faafaya wadamada caalamka iyadoona wadamada uu sida weyn u saameeyay uu ka mid yahay dalka Holland.

Hadaba Wariye Cabdikariin Qoorgaab ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay wararkii ugu dambeeyay ee xanuunka Coronavirus iyo sida uu u saameeyay jaaliyada Soomaalida ee dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here