War deg dega: Nin Mayda Oo Laga Hellay Dooxa Burco + SAWIRRO

0
1124

Burco , (HargeisaPress) —Mayd Laga Helay Dooxa Magaalada Burco Oo Iminka La Keenay Cusbitaalka Guud Iyo Haybtiisa Oo La Garan Waayey .

 

Dooxa ama Dixda Magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer waxa laga helay Nin mayd ah oo aan haybtiisa la garan waxaana la geeyey cusbitaalka Weyn ee burco si loogu Rido maydkiisa Talaagad ilaa iyo inta laga garanayo Marxuumka .
mayd b
wali lama xaqiijin sababta ka danbaysay dhimashada Ninkan maydka ah balse mar aan  la xidhiidhnay taliyaha qaybta booliiska burco waxa uu ii sheegay in ciidanka Boolisku ku hawlan yihiin baadhitaan Xoog leh .

Sakariye Cabdiraxmaan Ibraahin HargeisaPress — Burco

sekeriye80@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here