“Wakiilladu Waa Afhayeenka Shacabka, Waanna Dabarka Waaxda Fullinta, Waxaanna ii Muuqata…” Murashax Mohamed Maarshaal

0
4907

Hargeysa, (HargeisaPress) —Siyaasiga Da’da yar ee Murashax Maxamed Cabdikarriim Cumar (Maarshaal), oo ka mida Murashaxiinta u tartamaaya doorashadda golaha Wakiillada, ayaa guud ahaan bulshadda somaliland uga mahad-celiyay sidii wacnayd ee hufnaanta lahayd ee ay isku Diiwaan-geliyeen, waxaannu sheegay in xooggaa Wacyi-gelinta bulshadda la siiyay uu aad u hooseeyay, balse abaabul badan oo la isku geeyay uu suurto-geliyay in si wacan shacabku isku diiwaan-geliyaan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here