TOOS : Daawo Xafladda Caleemo Saarka Madaxweynaha Puntland

0
1532

Garoow, (HargeisaPress) —Halkan toos uga daawo Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Puntland iyo Kuxigeenkiisa, Goobta loogu tala galay inay ka dhacdo Xaflada Caleemo Saarka Madaxwseyne Deni ayaa waxaa ku sii qul qulaya Madaxda  kala duwan ee lagu Casuumay Xafladaasi oo uu kamid ah yahay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya sida Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madax kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here