Hargeysa, (HargeisaPress) —Telefeeshinka caalamiga ah ee Al-Jazeera ayaa warbixin murugo badan ka diyaariyay dadka ay abaarta xoogani ku saameysay deegaanada bariga Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP