Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Qaabka Ay U Sugayaan Amaanka Guud Ee Dalka Fariin Adagna U Direy Shacabka Somaliland Iyo Ciidamada Booliska

0
1219

Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa shaaciyay in uu sugan yahay amaanka guud gudaha iyo dibada Somaliland,waxaana uu fariin adag u direy shacabka Somaliland,Booliska iyo murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here