Odayaasha salaadiinta Iyo Aqoonyahanka Gobalka Maroodi-jeex oo Shir jaraaid qabtay Galinkii danbe ee Maanta 12 Nov 2017

0
1680

Hargeysa, (HargeisaPress) —Odayaasha salaadiinta Iyo Aqoonyahanka Gobalka Maroodi-jeex oo Shir jaraaid qabtay Galinkii danbe ee Maanta 12 Nov 2017 waxaanay kaga hadleen doorashada Bari 13Nov2017 ka qabsoomi doonta Dalka oo dhan.

Suldaan Abshir Xasan cali caaqil dayib raage caaqil Ahmed sheekh Aqoonyahan Maal Aqoonyahan Ahmedyasin sh cumar Aqoonyahan Mohammed Sh yoonis Timo aqoonyahan Osman Mohamed Aqoonyahan Mohamuud haaji muuse, waxay dardaaran iyo duco u mariyeen dalka iyo dalkaba cod dheerna waxay ku sheegeen in Musharixiintu ku qancaan natiijada soo baxda dalkuna meel wacan marayo oo aan rabshad diyaar u again.

 

LEAVE A REPLY