Suxufiyiinta Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Xadhiga Dawlada Ismaamulka Kilidhka Shanaad Kula Kacday Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin

0
1121

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wariyayaasha magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa ka hadlay xadhiga ay maamulka dawlada ismaamulka kilidhka shanaad kula kacday wariye Mukhtaaq Nuux Ibraahin oo ah wiriyihii HCTV uga soo warami jiray gobolka Gabiley.waxaanay baaq u direen xukumadda Somaliland iyo xisbiyada mucaaradka ah.

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here