Somaliland: Xubnaha Guddida Qorsheynta Qaranka Oo Kulan Yeeshay

0
1465

Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Guddida Qorsheynta Qaranka (National Planning Commission) oo ka masuul ah go’aaminta & jihaynta dadaalada horumarineed ee dalka ka socda ayaa maanta yeeshay kulankoodii Labaad.

Waxa Kulanka lagaga arrinsanayay laguna ansixiyay qaab ka lagu xulayo mashaariicda laga maal galin doonno Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee Labaad (Somaliland Development Fund II – SDF II) kaasi oo dhawaan dalka ka bilaabmi doona.

HALAKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKA

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDAΒ 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here