Somaliland Oo Laga Xusay Maalinta Caruurta Afrika

0
730

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Xuska maalinta caruurta  Afrika oo sanad kasta wadamo badan oo Afrika ah laga xuso 16-ka bisha June ayaa maanta laga xusay Somaliland, iyadoo munaasibad arrintaas ku saabsan lagu qabtay magaaladda Hargaysa.

Wasiirka shaqo gelinta arrimaha bulshadda Somaliland Hinda Jaamac Gaandi, oo ka qayb gashay xuskaasi ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay ka wasaarad ahaan intii awoodoodda ah ku dedaalaan sidii caruurta wax loogu qaban lahaa.

Waxaanay wasiirku ugu baaqday bulshadda in ay kala qayb qaataan sidii wax loogu qaban lahaa caruurta gaar ahaana dhismeyaashii caruurta derbi jiifka ah lagu daryeeli lahaa oo aan jirin.

Halkan Ka Daawo Wasiirka Oo Arrimahaas Ka Hadlaysa:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here