Siyaasi Maayarka Burco Ka Difaacay Dhaliilo Uga Yimid G/Waddani Ee Togdheer

0
858

Burco (HP): Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye uga wakiilka ah dalka ius-taga Imaaraadka Carabta Jaylaani Maxamed Xaaji Axmed, ayaa dhaliilo culus u jeediyay guddoomiyaha xisbiga Waddani ee gobolka Togdheer.

Jaylaani Maxamed Xaaji Axmed, oo shalay warbaahinta kula hadlay magaaladda Burco oo uu haatan ku sugan yahay ayaa sidoo kale ka difaacay maayarka Burco Maxamed Yuusuf Muraad, eedo uu dhawaan u jeediyay guddoomiyaha Waddani ee Togdheer.

Daawo: Jaylaani Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Prees.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here