Shirwayne Lagaga Arrinsanayo Arrimaha Qishka Ee Xiliyada Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Somaliland Oo Hargaysa Lagu Qabtay Iyo Nuxurka Qodobo Kasoo Baxay Shirkaasi

0
925

Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirwayne lagaga arrinsanayo arrimaha Qishka ee xilliyadda Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Somaliland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa,waxaana shirkaasi laga soo saareyey qodobo dhawr ah oo lagula dagaalamayo qishka Imtixaanaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here