Daawo Muuqaalo: Dowladda Hoose ee Laascaanood oo Maanta burburisay Dhismayaal Sharci-darro ah

0
859

Laascaanood, (HargeisaPress) — Dowladda Hoose ee degmada Laascaanood ayaa maanta burburisay guryo u badan goobo ganacsi oo ku yaalay bartanka degmada, kaddib markii ay sheegtay inay waddo laami ah mari doonto goobaha gurayahan laga burburiyay.

Mas’uuliyiinta Dowladda Hoose oo Goob-joog ka ahaa Howshan burburinta guryaha ayaa ayaa sheegay inay horay u bixiyaan amaro ay dadka iska leh ku rartaan, lana gaaray xilligii ay ka dhabeyn lahaayeen ballankii ay qaadeen ee ahaa inay dib u soo celin doonaan bilicda Magaalada Laascaanood.


HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here