Salaxley: Derbi Dumay iyo Dad Ku Dhintay

0
1409
Salaxley (Hargeisa Press) – Ugu yaraan Hal Qof ayaa ku dhintay Qof kalena waa uu ku dhaawacmay, kadib markii uu dumay Derbi ku wareegsanaa Dudsi ku yaal deegaanka Qoolcaday ee Degmada Salaxley.
Halka ruux ee ku dhintay dhacdadan ayaa ahaa Arday waxka baranayay dugsigaasi, halka ruux ee kale ee ku dhintay uu ahaa maamulihii dugsigaasi.
Goobta ay dhacdadani ka dhacday ayaa waxaa gaadhay Wasiirada wasaaradaha Hawlaha guud iyo Waxbarashada Somaliland, iyagoona ka waramay waxaa sababay dhacdadan.
Dhacdadan ayaa ah dhacdadii sadexaad ee ka dhacda Somaliland, iyadoona sidan oo kale uu dumay dhismeyaal ka socday magaalooyinka Wajaale iyo Hargeysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here