Roobkii Gu’ga Oo Maanta Ka Hoorey Gobolka Gabiley Iyo Muuqaal Kooban Oo Laga Duubay Roobka Oo Da’aya

0
1281

Gabiley,(HargeisaPress) — Magaalada Gabiley ayaa waxa maanta ka da’ay roobkii gu’ga kaas oo maasheeyey guud ahaan gobolka.

Waxaana raxmaadkan eebe ku qabowsaday bulshada magaalada Gabiley kuwaas oo alle ugu mahadceliyey sida uu ugu shubay raxmaadkiisa,sidoo kalena wararku waxay intaa ku darayaan in roobkani uu ka da’ay deegaano ka tirsan gobolka Gabiley oo ay kusoo hayaameen dadkasii kasoo barakacay abaarta daran ee ka jirta gobolada bariga Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here