Xildhibaan Golaha Wakiilada Ka Tirsan Oo Madaxwayne Farmaajo Ku Tilmaamay Inuu Yahay Cadawga Somaliland Kana Dhawaajiyey Afar Albaab Oo Laga Soo Weerarayo Qadiyadda Somaliland Oo U Baahan In Wax Laga Qabto

0
1163

Hargeysa,(HargeisaPress) — Xildhibaan Naasir Cali Shire oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa shaaciyey in madaxwaynaha Somaliland Farmaajo uu yahay cadawga Somaliland isla markaana uu u hawl galay sidii uu u hor istaagi lahaa qadiyadda iyo madax-banaanida Somaliland.

Waxaana uu sidoo kalena xildhibaanku ka dhawaajiyey in ay jiraan afar albaab oo Somaliya kasoo weerarayso qaddiyadda iyo madaxbanaanida Somaliland isaga oo xukuumadda ugu  baaqay inay si deg deg ah wax uga qabato isaga oo sidoo kalena xukuumadda ugu baaqay inay dib eegis ku samayso wad hadalada u bilaabmaya Somaliland iyo Somaliya.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here