Qisada Filimka Xaaskii Xabaal Qodaha

0
1523

Djibouti (Hargeisa Press) – Guuleed iyo Nasra oo ah lamaane is jecel oo ku nool dalka Jabuuti, ayaa waxaa ay wajahayaan xiligan nolol adag.

Laamahan is jecel, ayaa waxaa ay dhaleen wiil yar oo Mahad lagu magacaabo, iyada oo Nasra ay si degdeg ah ugu baahan tahay qalliin qaali ah oo dhanka kelyaha ah.

Guuleed oo ah xabaal qode sabool ah, ayaa la is weydiinayaa sida uu ku helayo lacagta tirada badan ee xaaskiisa lagu Daweynayo .

Waa farriinta uu sido filim cusub oo lagu magacaabo Xaaska Xabaal-qodaha. Dhawaan ayaa laga sii daayay bandhigyo calami ah sida CANNES FRANCE.

Hoos ka daawo warbixin ku saabsan qisada Filimka Xabaal Qodaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here