Nuxurka Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Iyo Hay’add Caafimaad Oo Ka Hawl Gasha Dalka Jarmalka

0
1003

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa maanta heshiis wada shaqayneed la saxeexatay Hay’adda Dhakhaatiirta Caafimaadka deg deg ah ee dalka Jarmalka.

Waxaana nuxurka heshiiskan uu daaran yahay faahfaahin ka bixiyey wasiiru dawlaha wasaaradda Caafimaadka Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here