Muuse Biixi Oo Amray In Baadhis Maaliyadeed Lagu Sameeyo Komishanka Doorashooyinka

0
456

Hargaysa (HP): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu hanti dhawraha guud ku amray in ay baadhis maaliyadeed ay ku sameeyaan  komishanka doorashooyinka Somaliland.

Maxay noqon karaan ujeedooyinka ka danbeeya baadhista Muuse Biixi ku beegsaday guddida doorashooyinka Somaliland?

DAAWO: Warbixin Arrintaasi Ku Saabsan:

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here