Mujaahid Cali Guray Oo Ka Hadlay Go’aamadii Laga Soo Saaray Khailaafka Xisbiga UCID

0
748

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudooamiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Guraya ayaa ka hadlay sida uu arko go’aamadii ay gudida diiwaangalinta ururada siyaasadu kasoo saareen khilaafkii xisbiga UCID ee u dhaxeeyey labada garab ee ay kala hogaamiyaan gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo musharaxx Jamaal Cali Xuseen.

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here