Midnimo Charity Foundation Oo Dugsi Quraan Ka Hirgeliyay Degmadda Bali-khayr

0
747

Hargaysa (Hargeisa Press.com):  Ururka Khayriga ee Midnimo ee ka hawlgala gobolka MaroodiJeex ayaa maanta  xadhiga ka jaray Dugsi quraan oo loogu tala galay in qoysaska danyarta ah ay wax ku bartaan.

Ururka Midnimo oo ah urur ka shaqeeya arrimaha khayriga ah  kuna hawlan dhismaha Dugisyada quraanka kariimka iyo masaajidada  waxana xadhigan ka jaray gudoomiyaha Duqamagaalada Salaxley Daawasho Wacan.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here