Maxamuud Warsame Oo Madaxweynaha Uga Mahad Celiyay Xilka Uu U Magacaabay

0
461

Hargaysa (HP): Wasiir ku-xigeenka cusub ee wasaaradda hawlaha guud Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa madaxweyne Muuse Biixi, uga mahad celiyay xilka uu u magacaabay.
Siyaasi Maxamuud Warsame Jaamac, oo xilal kala duwan ka soo qabtay xukuumadihii madaxweyne Siilaanyo, iyo tan Muuse Biixi, ayaa shalay mar kale loo magacaabay wasir ku-xigeenka wasaaradda Hawlaha guud.
Waxaanu sheegay inuu xilka loo igmaday uu si hufan u gudan doono, isla markaana uu si daacad ah qarankiisa ugu shaqaynayo.

DAAWO: Isagoo Arrimahaa Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here