Madaxweyne Siilaanyo Oo la Filayo Inuu Maanta Dalka Ku Soo noqdo

0
805
The Foreign Minister Dr. Saad Ali Shire

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hoggaaminayay ayaa la filayaa inay maanta dalka ku soo laabtaan.

 

Madaxweyne Siilaanyo oo dalka Itoobiya kula soo kulmay raysalwasaaraha Itoobiya ayaa la filayaa inuu faahfaahin ka bixiyo waxyaabaha ay ka wada hadleen. Sidoo kale waxa la filayaa inuu madaxweynuhu ka waramo kulamada uu la yeeshay Madaxweynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh.

 

Laakiin lama hubo in madaxweynuhu saxaafadda la hadli doono iyo inuu sida looga bartay hareer mari doono warbaahinta.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here