“Madaxweyne Muuse Ugu Tudhi Maayo Isku Jifo Ayaad Tihiin” Siyaasi Cali Qoryooley

0
1031

Hargeisa (Hargeisa Press)- Qoraa Cali Dool Axmed (Cali Qoryooley), ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ku gacan saydhay Siyaasiyiin, Madax-dhaqameed iyo Odayaal ay isku jufo yihiin oo doonayay in ay kala hadlaan dhulka uu ku haysto Qoysaska danyarta ah.

Cali Qoryooley oo maanta warbaahinta kula hadley Hargeysa ayaa waxaa uu ayaan daro weyn ku tilmaamay in Madaxweyne Muuse Biixi markasta ka gaws adaygo arimaha dhex-dhaxaadinta ee loola yimaado.

Dhinaca kale, Qoraa Cali Qoryooley ayaa sheegay in aanu Madaxweyne Muuse Biixi ugu tidhi doonin isku jufo ayaad tihiin islamarkaana soo bandhigayo dhaliilo kasta oo uu leeyahay.

Hoos ka daawo muuqaalka

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here