Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Munaasibad Loo Qabtay 13 Arday Oo Dhamaysatay Shahaadada Labaad Ee Mastar-ta

0
843

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb galay munaasibad loo qabtay 13 arday oo dhamaystay shahaadada labaad ee Master-ta.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here