Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Hargaysa Ku Soo Gabagabeeyey Shir Ku Saabsan Isbadelka Cimilada.

0
1045

Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland C/Raxmaan C/Laahi Ismaaciil Saylici Ayaa Maanta Hargaysa Ku Soo Gabagabeeyey Shir Ku Saabsan Isbadelka Cimilada oo shalay iyo maanta ka socday Magaalada Hargeysa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here