Maareeyaha Wakaalada Biyaha oo Ka Warmay Hawsha biyo galinta Hargaysa + Dhagayso

0
1016
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md. Ibraahim Siyaad Yoonis (Photo File)

HARGEISA, (HargeisaPress) — Maareeyaha  Wakaalada Biyaha Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis Ayaa Wareysi uu siiyay BBC-da ku Sheegay In Dhigida Dhuun Weyn Oo Biyaha Keenta Hargeysa Ay Haatan Gebo Gebo Ku Dhowdahay Iyadoo Dhamaadka Sanadkan Uu Sheegay In Hargeysa Heli Doonto Labaatan Million Oo Liter Oo Biyo Nadiif Ah Halka Maanta Ay Ka Soo Gaadhaan Sagaal Million Oo Keli Ahi .

 

Dhamaadka sanadkan ayuu sheegay in Hargeysa ay heli doonto labaatan million oo liter oo biyo nadiif ah, halka maanta ay ka soo gaadhaan sagaal milyan oo keli ahi.

 

Halkan ka Dhagayso Wareysiga

 

 

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige oo wareystay maareeyaha wakaalada biyaha ee hargeysa Ibraahim Siyaad yoonis ayaa marka hore wuxuu weydiiyay halka ay mareyso hawsha dadweynaha Hargeysa ay aadka u suayaan ee biyo balaarinta Hargaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here