Maaliyadda Somaliland Maxay Shaqaalaheeda Jaamacado Ugu dirtaa? + Muuqaal

0
987

HARGEISA, (HargeisaPress) — Mas’uuliyiin ka tirsan dawlada Somaliland iyo Madaxdii  kala dambaysay ee wasaaradda maaliyadda ayaa si wadajir ah u soo dhoweeyey qaar ka mid ah Shaqaalaha wasaaradaasi oo deeq waxbarasho Jaamacadeed  ku soo dhamaystay jaamacada mount Kenya ee Dalka Kenya.

 

 

 

 

Halkan ka Hoose ka daawo Muuqaalka

 

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

 

fikirkaaga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here