Kal-fadhigii Labaad Ee Golaha Wakiilladda Somaliland Oo Furmay

0
424

Hargaysa (HP): Waxaa saaka si rasmya u furmay kal-fadhigii labaad ee golaha Wakiiladda Somaliland oo ka furmay xarunta golahaasi ee magaaladda Hargaysa.


Waxaana fadhiga maanta furay guddoomiyaha golaha Wakiiladda C/rasaaq Khaliif Axmed, oo mudaneyaasha ku wargeliyay in ajandaha kal-fadhiga labaad loo qaybin doono maalinta beriya.
C/rasaaq Khaliif Axmed, waxa uu xildhibaanadda u sheegay in fadhiya maalmaha soo socda la guddo geli doono xeerarka iyo shuruucda golaha hor yaalla, isla markaana marka laga dooddo kadib la ansixin doono.

DAAWO: Khudbadii Uu C/rasaaq Khaliif Ka Jeediyay Furitaanka Kal-fadhiga Maanta:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here