Jaliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Magalada Karlstad Ee Cariga Sweden Oo Si Wayn U Xustay Maalinta Qaranka Somaliland Ee 18 May + SAWIRRO

0
987

Karlstad  , (HargeisaPress) —Waxaana Jaaliyada Somaliland Ee Gobolkaasi ay U Noqonaysaa Markii 4 Aad Ee Ay Ku Xusaan Gobolkaasi 18 May Maalinta Calanka Somaliland Dadkii Ka Hadley Xaflada Ayaa Dhamaantood Ku Dheeraaday Qiimaha Ay 18 May U Leedahay Shacabka Reer Somaliland.

Jaaliyada Somaliland Ee

Waxayna Is Xasuusiyeen In Calanka Dhib Yaraan U Iman Intaas Oo Geesi Aynu Ku Weynay Iyadoo Loo Duceeyay Intuu U Dhimatay Nabada Aynu Maanta Haysano Waxayna Bulshada Reer Somaliland Kula Dardaarmeen In Danta Gaarka Ah Laga Hormariyo Ta Qaranka Waxana Ina Walaaleeya Noqdo Calanka SomalilandKKKJHG

Jaaliyada Somaliland

Xafladu Waxay u Socotay Jawi Aad u Farxad Badan, Sidoo Kale Waxaa La Soo Ban dhigay Heeso Riwaayado,Ciyaaro Dhaqameed Ah oo Aad Loola Dhacay,Sida Saylaciga Shaandeerta ,Ugu Danbayntiina Xafladu Waxay Ku Soo Gabagabowday Jawi Aad U Fiican Isla Markaana Dareen Xamaasadaysayn Iyo Shucuur Wadaninimo Leh.

 

Jaaliyada Magaalada Karlstad Ee Gobolka Värmland Ee Dalka Sweden

 

Allah mahad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here