Isku-duwaha W. Caafimaadka Sool Oo Daah-furay Mashruuca Hooyadda iyo Dhalaanka

0
477

Xudun (HP): Isku-duwaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ee goboka Sool ayaa maanta si wada jir ah u daah-furay mashruuca hooyadda iyo dhalaanka ee degmooyinka Xudun, Lafo-weyne iyo iyo Awr-boogays.
Daah-furka mashruucaasi waxaa isku-duwaha ku weleinayay maayarka degmadda Xudun, ee gobolka Sool iyo masuuliyiin kale.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here