Hargeysa: Gabadh Si Xun Loogu Jidh Dilay Wiil Ay Jeclaatay Oo Kasoo Jeeda Beesha Gabooye + Madax-dhaqameedka Beesha Gabooye,Xisbiga WADDANI Iyo Wasaaradda Diinta Oo Si Adag Uga Hadlay Dhacdadan

0
1146

Hargeysa, (HargeisaPress) — Dhacdo la yaab leh ayaa ka dhacday magaalada Hargeysa taas oo ah in gabadh si xun loogu jidh dilay gudaha magaalada Hargeysa wiil ay jeclaatay oo kasoo jeeda beesha la hayb sooco ee Gabooye,waxaana dhacdadan si adag uga hadlay madax-dhaqameedka Beesha Gabooye,Xisbiga WADDANI iyo wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here