Hargeysa: Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Qorshaynta Oo Furay Kulan Lagaga Hadlayay Ilaalinta Xogta Dowlada + SAWIRRO

0
959

Hargeysa, (HargeisaPress) —Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta & Horumarinta Qaranka Mud. Abdirashid Ibrahim Abdirahman ayaa maanta furay shir wadda tashi oo u dhexeeya Waaxaha Qorsheynta & Istaatistikada ee hay’adaha kala duwan ee dalka, shirkaasi oo ahaa mid lagu gorfaynayey Qorshaha labaad ee lagu Horumarinayo Xogta ee 2019-2023 ka oo uu yeelan doono Qaranka Somaliland (Somaliland National Strategy for the Development of Statistics 2019 2-23).

Qorshahan oo noqon doonna mid ay Waaxda Dhexe ee Xogta Qaranku ay ku haggi doonto Waaxaha Qorsheynta & Istaatistikada ee Hay’adaha dalka.

HALKAN HOOSE KA DAAAWO SAWIRADDA

 

HargeisaPress News Desk- Hargeysa

info@hargeisapress.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here