Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Dhalliil Culus U Jeediyey Maayerka Boorama

0
610

Borama,(HargeisaPress)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Maalmihii Udanbeeyay kormeer Mashruuca GBLJGA Ku Marayay gobolada dalka ayaa maanta gaadhay magaalado boorama isagoo maayarka magaalada boorama ujeediyay dhaliilo culus iyo aanu sifiican umaamulan mashruucan

Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka fariib culus uidray maayarada dalka .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here