Hambalyo Dhalasho Farxad Leh oo ku socota Maayar Ku Xigeenka Caasimada Hargeisa

0
1299

Cabdiqani Abiib Diiriye, Maxamed  Ilkacase, Cawil Cawal, iyo Sooraan iyo Jawaan, Maki xaaji manaadir, Faysal Bare, mulaax Cabdi, Boqor badmadaw Cabdikhaliq Awal bari, Shacayb muuse Alaale, Gudoomiyaha kulmiye ee Gobolka Saaxil, Beer lula, jiije Cabdi Fartuun Birimo, Xamda Queen, iyo dhamaan shaqaalaha Dawlada hoose ee Hargeysa dhamaanta dadkaasi oo Waxay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan Maayar Ku Xigeenka Caasimada Hargeisa Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cagaweyne) oo maanta laba haboold oo mataano ahi ugu dhasheen  xafadda naasahablood ee Magaaladda Hargeysa Waxaan leenahay soo barbaar  Caafimaad , nabad iyo Barwaaqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here