Urur Goboleedka IGAD Oo Qadar Lacag Ah Ugu Deeqay Dadka Ay Abaaruhu Halakeeyeen+Cadadka Lacagta

0
1159

Djibouti,(HargeisaPress) —Urur goboleedka IGAD ayaa maanta guddiga abaaraha Somaliland oo ku sugan dalka Djibouti ku wareejiyey deeq lacaga oo dhan 50,000$ (konton Kun oo Dollar) isla markaana loogu talo galay gurmadka iyo taakulaynta dadka ay abaaruhu caydheeyeen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here