Gudoomiye Cirro Oo Kulamo La Yeeshay Xildhibaanada Gobolka Minnesota Ee Dalka Maraykanka Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlay

0
1091

Minnesota , (HargeisaPress) —Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa kulan la qaatay xidlhibaanada gobolka Minnesota ee dalka maraykanka.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here