Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Muddo Kordhin Xukuumadda Loo Samaynayo,Abaarta Iyo Sixir Bararka Dalka Ka Jira Iyo Safar Uu Dalka Dibaddiisa Ugu Maqnaa

0
981

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa maanta ka hadlay dib u dhaca ku yimi doorashada madaxtooyada Somaliland iyo muddo kordhintta loo samaynayo xukuumadda madaxwayne Siilaanyo,Xaalada abaareed iyo sixir bararka dalka ka jira iyo waliba ujeedada safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here