Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Ka Dhawaajiyay Xilliga Ay Magaalada Hargeysa Ka Bilaabmayso Diiwaangalinta Codbixiyayaasha

0
1096
Afhayeenka Komiishanka Qaranka Siciid Cali Muuse

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudida komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta warsaxaafadeed ay soo saareen waxay ku dhawaaqeen in April.30-2016- ay si rasmi ah gobolka maroodijeex uga bilaabm doonto diiwaangalinta codbixiyayaasha oo muddo hal bil ah hakad la galiyay.

 

Waxaana gudidu warsaxaafadeed ay soo saareen uu u dhignaa sida tan

1-14

2-7

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here