Gudida Dhex Dhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiga Wadani Oo Warbixiyay Kulamo Ay Ka Yeesheen Labada Dhinac.

0
616

Hargeysa, (HargeisaPress)- Gudida isku xil qaatay dhex dhexaadinta khilaafka xukuumada iyo xisbiyada mucaridka ee uu abuuray ansixinta xubno komishanka kamid ah.

Gudida oo ka kooban madaxwayne kuxigeenadii hore ee somaliland gudoomiyaha xisbiga ucid , dalada sonsaf iyo akadamiyada ayaa ka warbixiyay wixii ay kala kulmeen labada dhinac ee khilaafka ka dhexeeyo xukuumada iyo wadani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here