Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Somaliland oo xilkii iska casiley

0
1126

Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Guddoomiyihii rugta Ganacsiga Somaliland Maxamed Shukri Jaamac, ayaa maanta shaaciyay in uu iska is-casilay gabi ahaanba xilkii Guddoomiyenimo ee rugta ganacsiga,

Dhinaca kale Gudoomiyaha ayaa Waxa uu sheegay in uu isku casilay sababo isaga gaar, Isagoona xilkii ku weerijiyay guddoomiye ku xigeenkii rugtaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here