Guddoomiyaha Guurtidda Somaliland Oo U Jawaabay Madaxweynaha Puntland

0
520

Hargaysa (Hargeisa Press): Guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay ka soo yeedhay madaxweynaha Puntland oo sheegay in ay gacanta ku hayaan magaaladda Buuhoodle.

Saleebaan Maxamuud Aadan, waxa uu sheegay in aanay jirin dhul ka tirsan Somaliland oo ay maamulka Puntland ka taliyaan.

Guddoomiyaha Guurtidda Somaliland oo maanta Hargaysa warbaahinta kula hadlay waxa kaloo uu ka hadlay xubnaha komishanka cusub ee doorashooyinka oo magacaabistoodda ay xisbiyadda mucaaradku ka biyo diideen.

Halkan Ka Daawo Guddoomiye Saleebaan Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here