Golaha Wasiiradda Somaliland Oo Cod aqlabiyad ah Ku ansixiyey Miisaaniyada 2016 + Muuqaal

0
839

HARGEISA, (HargeisaPress) — Fadhi ay Maanta Yeesheen Golaha Wasiiradda Somaliland oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Waxay Golaha Wasiiraddu Cod aqlabiyad ah ku Meel Mariyeen Odoroska Miisaaniyada qaranka ee 2016.

Odoroska Miisaaniyada 2016 ayaa dhan “Laba Boqol iyo Shan Iyo Sagaashan Milyan,Laba Boqol iyo Sideetan Kun ,Boqol iyo Afar iyo Todobaatan dollarka Maraykanka ah” Taas oo ka badan Sannad Miisaaniyadeedkii Sannadkan dhamaadka ah ee 2015 Boqolkiiba 13%.

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here