Ganacsatade Axmed Xasan Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Ilma Jama Mohamed ( Afdiinle) Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Hooyo Xaliimo Abdi (Xaraabo)

0
1446

HargeisaPress — Mulkiilaha Shirkadda Seed General Trading Co,  Axmed Xasan Seed isaga oo ku hadlaya Magaciisa, Qoyskisa iyo Shirkadiisaba Wuxuu Tacsi Tiiraanyo leh udirayaa, ILMA JAMA MOHAMED ( AFDIINLE) geerida naxdinta leh ee ku timid Hooyo Xaliimo Abdi (Xaraabo) oo maanta ku geeriyootay Hargeysa galabtana lagu aasay Magaalada Hargaysa, wuxuu Naxariistii Jano haka Waraabiyo Marxuumada eheladii,Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka tageyna Samir iyo iimaan illaahay haka Siiyo.. Aamiin Aamiin Aamiin Allaha ha inaga Aqbalo..

 

Ganacsatade Axmed Xasan Seed waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumada inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii  ay ka baxdayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

 

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.

 

……………………………………………………………………………………………………..

Geesta kale Shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co. oo kala ah  Cabdi Xusein Muxumed, C/raxmaan Cilmi Kaahin, Maxamed Guuleed Riiraash, Maxamed axmed cali (geeljire), Xamse Cabdi maxamed iyo Xaaskiisa Umal khayr C/raxman iyo caruurtiisa, Caduur aadan madar, C/rashiid Cismaan ciise,C/laahi Cabdi Ibraahim ,Mawliid Cabdi Nuur,C/laahi Dagal Dhinbiil,Maxamed Xaashi Daauud,Cabdi Xusein Waabari,Maxamed Cabdi Axmed,Ibraahim Maxmauud Cabdi,Siciid Cilmi Muxumed,Xasan Nuur Raage Iyo dhamaan Shaqaalaha Shirkada Seed General Trading Co. Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan, ILMA JAMA MOHAMED ( AFDIINLE) geerida naxdinta leh ee ku timid Hooyo Xaliimo Abdi (Xaraabo) oo galabta lagu aasay Magaalada Hargaysa, Illaahay Naxariistii Jano haka Waraabiyo Marxuumada eheladii,Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka tageyna Samir iyo iimaan illaahay haka Siiyo.. Aamiin Aamiin Aamiin Allaha ha inaga Aqbalo..

rabi… Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

 

 

 

LEAVE A REPLY