Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Xaaladda Abaaraha

0
356

Hargaysa (HP): Mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa fadhigoodii maanta waxay dood ka yeesheen xaaladda guud ee dalka iyo abaaraha ka taagan qaar ka mid ah goboladda dalka.
Fadhiga maanta oo uu shir guddoominayya guddoomiyaha golahaasi C/rasaaq Khaliif Axmed, ayaa xildhibaanadda badankoodu waxay si isku mid ah doodoodda ugu cadeeyeen sidii loogu gurman lahaa dadka abaaruhu saameeyeen.

DAAWO: Doodii Xildhibaanadda Xaaladda Abaaraha:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here