Faysal Cali Waraabe: Soomaaliya Waxay Ku Hawlan-tahay Hagardaamada Somaliland

0
1531

Hargeisa (HP): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe,  ayaa ku eedeeyay dawladda federaalka Soomaaliya in ay ku hawlan tahay hagar-daamaynta Somaliland.

Waxaanu sheegay in aanay Somaliland marnaba wax wadahadal ah la yeelan doonin inta ay dawladda Muqdisho ka qirayso in ay Somaliland tahay dal ka madax banaan, isla markaana waxa kaleiya ee ay ka wada hadlayaan tahay sidii loo kala tegi lahaa.

Eng. Faysal, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa, ayaa sidoo kale madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in baabuurtoodii lagala wareegay loo soo celiyo dadkii lagala wareegay markii Qaadka la hakiyay.

Daawo Eng. Faysal Oo Arrimahaas Ka Hadlaya:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here