Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Xiisadda Somaliland iyo Aragtidiisa Siyaasada Somalia

0
906

Boorama (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley xiisada siyaasadeed ee mudooyinkan dambe Somaliland ka jiray.

Faysal Cali Waxaa uu sidoo kale ka hadley muranka siyaasadeed oo u dhexeeyay Xukuumada iyo Asxaabta mucaaradka, iyada oo guddi is xilqaamay uu dhex dhexaadin ka dhex wado labada dhinac.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo maanta u waramay Idaacada VOA, ayaa dhinaca kale ka hadley in hadda aragtidiisa siyaasadda Soomaaliya ay wax iska beddeleen

Hoos ka dhagayso waraysiga Faysal Cali Waraabe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here