Maxamuud Xaashi, Muxuu Ka Yidhi Hankiisa Siyaasadeed Ee Gudoomiyenimada Kulmiye iyo Damaca Wasiir Maxamed Kaahin

0
1000

Hargeisa (Hargeisa Press)- Maxamuud Xaasi Cabdi oo lala yeeshay waraysi xasaasiya oodhinacyo badan taabanaya ayaa shaaciyay in uu yahay murashax u taagan jagada Gudoomiyenimo ee xisbiga Kulmiye.

hinaca kale, Maxamuud Xaashi ayaawaxaa uu sheegay in la soo dhaafay wakhtigii Maxamed Kaahin dooni lahaa Gudoomiyenimada Xisbiga Kulmiye.

Hoos ka daawo muuqaalka warysiga 

Hargeisa Press Desk/ Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY